Akhriso: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyey Shirka Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga ee Shiinaha iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Shuyuuciga Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa, Madaxweynaha Rwanda isla markaana ah Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mudane Paul Kagame, Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mudane Musa Faqi Maxamed, Madaxda Dowladaha, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf ii ah inaan hadaljeedin ku yeesho kulankan muhiimka … Continue reading Akhriso: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyey Shirka Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika